Liiska Xisbiyada Siyaasadda Somaliland

Jamhuuriyada Somaliland waxaa ka jira nidaam xisbi siyaasad badan kuwaasi oo utartama xilka dowlada. Sida ku xusan sharciga dastuurka Somaliland ka jira sadex xisbi siyaasad kaliya.[1]

Xisbiyada wax ka badal

Hordhac wax ka badal

Tan iyo wakhtigii dadka Soomaalidu qaateen xoriyada waxaa jiray xisbiyo siyaasadeed. Sanadkii 1969kii ayaa waxaa talada wadanka la wareegay Golaha Sare Kacaanka (SRC) kuwaasi oo dhowr nooc oo xisbiyo ah soo bandhigay; sida Xisbigii Kacaanka Hantiwadaaga. Si kastaba ha ahaatee, waxaa wadanka Soomaaliya ugu horeeyay Xisbiga SYL, kuwaasi oo ahaa xisbigii la dagaalamay gumaystihii wadanka.[2]

Markii Jaale Siyaad Barre la wareegay talada wadanka, waxaa meesha ka baxday dhamaan xisbiyadii bulshada ee madaxa banaanaa, wakhtigaasi oo wadanka Soomaaliya iskubedelay nidaamka shuuciyada[3] ee laga keenay wadanka Ruushka iyo Shiinaha. Ka dib, markii uu dhacay dagaalkii sokeeye ee wadanka sanadkii 1991kii ayaa waxaa meesha ka baxday dhamaanba nidaamkii dowladnimo ee wadanka Soomaaliya.[4] Si kastaba ha ahaatee, dadaalo badan oo dawlad dhisid ah ka dib waxaa Soomaaliya dib uga soo noolaaday nidaamka xisbiyada kuwaasi oo ilaa maanta daciif ah.[5]

C/Qaasim wax ka badal

Salaad Xasan

Sidoo kale eeg wax ka badal

Maqaalo kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Somaliland's constitution limits the number of political parties to three.
  2. Metz, Helen C. (ed.), "Coup d'Etat", Library of Congress, soo qaatay October 21, 2009  Maqan ama ebar |title= (caawin).
  3. Peter John de la Fosse Wiles, The New Communist Third World: an essay in political economy, (Taylor & Francis: 1982), p. 279 ISBN 0-7099-2709-6.
  4. Central Intelligence Agency. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2011-10-05.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  5. . 21 August 2012 http://allafrica.com/stories/201208220474.html. Soo qaatay 24 August 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)