Golahi Sare Kacaanka Soomaaliya

Gollaha Sare ee Kacaanka (Af Ingiriis : Supreme Revolutionary Council, Af Carabi : ar‎) wuxuu ahaa golle maamul dowladeed ka talin jirey wadanka Soomaaliya wakhtiyadii u dhaxaysay 1969 ilaa 1976.

Xubnaha

Hoos waxaa ku xusan liiska xubnihii Golahi Sare Kacaanka Soomaaliya February 1970:

Hogaamiye
Maj.-Gen. Maxamed Siyaad Barre
Ku xigeenka
Maj.-Gen. Muhammad Ainanshe
Maj .-Gen. Jamac Cali Korshel
Xubno
Lt.-Col. Salaad Gabeyre Kediye
Lt.-Col. Muhammad Ali Samatar
Brig.-Gen. Hussein Kulmiye Afrah
Lt.-Col. Ahmed Mohamoud Ade
Lt.-Col. Abdullah Mohamed Fadil
Lt.-Col. Ali Matan Hashi
Capt. Ahmed Hassan Musa
Maj. Muhammad Sh. Osman
Maj. Ismail Ali Abucar
Maj. Muhammad Ali Shirreh
Maj. Ahmed Suleiman Abdulle
Maj. Mohamoud Ghelle Yusuf
Maj. Farah Wais Dulleh
Capt. Musa Rabille Goede
Capt. Ahmed Muhammad Farah
Capt. Muhammad Omer Ges
Capt. Osman Mohamed Jelle
Capt. Abdi Warsama Isaak
Capt. Abdirazak Mahamud Abubakar
Capt. Abdulkadir Haji Muhamad

Sidoo kale fiiri

Tixraac