Zulu
(Waxaa laga soo toosiyay Sulu)
- Boga "Sulu" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Zulu, Sulu waxaa la odhan karaa:
Bulsho
wax ka badal- Dadka Zulu, bulsho dad ku dhaqan Koonfur Afrika
- Zulu kaMalandela, suldaankii koowaad (noolaa 1709) beesha Zuluga
- Luuqada Zulu, luuqad ka mid ah Af Bantuga laga hadlo wadanka Koonfur Afrika
- Boqortooyada Zulu ama Saldanada Zuluga, maamul ka jiray wadanka Koonfur Afrika
Madaadalada
wax ka badalFilimaanta
wax ka badal- Zulu (1964 film), filim dagaal ah oo sameeyeen Batanley Baker iyo Michael Caine
- Zulu (2013 film), filim Faransiis ah oo matalayaan Forest Whitaker iyo Orlando Bloom
Musig
wax ka badal- Zulu Social Aid & Pleasure Club
- "Zulu" (song), hees la sameeyeen 1981
- "Zulu", hees Blink-182 EP
- Zulu Records, istuudhiyo Fankouver, British Kolumbia, Kanada
Dadka
wax ka badal- Zulu (magac), magac ay la baxaan dadka ku dhaqan Koonfur Afrika
- Zulu Sofola (1935–1995), qof dumar u dhalatay wadanka Nayjeeriya oo sameeysa ruwaayad
- Gilbert Lani Kauhi (1937–2004), magac lagu isticmaali jiray ruwaayad caan ka ahayd Koonfur Afrika
Deegaanada
wax ka badal- Zulu, Indiana, magaalo ku taala wadanka Maraykanka
- 1922 Zulu, asteroid soo dhacday sanadkii 1922kii
Ciidamada iyo Gaadiidka
wax ka badal- Battle Force Zulu, markab dagaal oo ciidamada Maraykanka leeyihiin
- Task Force Zulu, koox ciidama sida khaaska ah loo leeyahay wadanka Koonfur Afrika
- Zulu class submarine, gujis qaada hubka halista ah
- HMS Zulu, sadex markab dagaal leeyihiin ciidamada bada ee Boqortooyada Ingiriiska