Dadka Zulu
Sulu ama Zulu (Af Ingiriis : Zulu) waa dad ku Dhaqan Koonfur Afrika, tiradooda waxaa lagu qiyaasaa toban ilaa kow iyo toban milyan, qarnigii 18aad waxay caan ku ahaayeen dagaalka iy okala dambaynta, waxay qabsadeed dhul badan oo ku xeeran koonfur afrika, waxaa hogaamin jiray boqorkoodii Shaka, waxay isku dhaceen cadaankii koonfur afrika soo degay qarnigii 18aad. waxaana dhex maray dagaallo badan.
Degaanka iyo afkaEdit
Qabiilka sulu ayaa u badan koonfur afrika waxay kaloo degaan simbabwi, Musambiig, iyo Saambiya. waxay ku hadlaan luuqada baantuuga.
Sidoo kale aragEdit
TxiraacEdit
- History section of the official page for the Zululand region, Zululand.kzn.org
- Izithakazelo, wakahina.co.za