Shaydaan (Af Ingiriis : Devil; Af carabi: شيطان) waa mid ka mid noolaha Alle abuuray, kaasi oo cadaw ku ah dadka iyo jinka. Sida ku xusan Quraanka, shaydaanka waxaa laga abuuray dab, halka dadka laga abuuray dhoobo.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.