Dhoobo
Dhoobo (Af Ingiriis : Clay; Af carabi: صلصال) waa noocyo ka mid ah carada taasi oo leh tayo. Dhoobada waxaa laga sameeyaa in badan oo maacuunta ka mid ah, sida girgireyaasha, dabqaadka, disdiyada, aqalada, xeryaha iyo waxyaabo kale oo badan.[1]
MuuqaaloEdit
- Muuqaalada noocyo ka mid ah Dhoobada
CaddaynEdit
Linkiyo BanaankaEdit
TixraacEdit
- ↑ Charles Geshekter, "Somali Maritime History and Regional SubCultures: A Neglected Theme of the Somali Crisis
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |