Guri

(Waxaa laga soo toosiyay Aqal)
Boga "Aqal" waxaa laga soo toosiyay halkan."

Guri ama minin (Af Ingiriis : house; Af Carabi : ar‎) (sidoo kale loo yaqaano aqal) waa dhisme loogu talogalay in laga dhigto hooy. Guryaha waxaa laga dhisaa caro, geedo, biro, musbaaro, muraayado iyo noocyo kale oo qalab ah.[1]

aqal casri ah


“Guri walba mid baa dhisay, laakiin kan wax walba dhisay waa Ilaah.” (Cibraaniyada 3:4)

Muuqaalo


Caddayn

Linkiyo Banaanka

Tixraac

  1. Charles Geshekter, "Somali Maritime History and Regional SubCultures: A Neglected Theme of the Somali Crisis
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: