Hooy
Hooy (Af Ingiriis : shelter) waa dhisme loogu talogalay in laga dhigto gabaad. Hooyga waxaa ka mid ah guryaha iyo aqalada, kuwaasi oo laga dhiso caro, geedo, biro, musbaaro, muraayado iyo noocyo kale oo qalab ah.[1]
MuuqaaloEdit
- Muuqaalada noocyo ka mid ah hooyga
CaddaynEdit
Linkiyo BanaankaEdit
TixraacEdit
- ↑ Charles Geshekter, "Somali Maritime History and Regional SubCultures: A Neglected Theme of the Somali Crisis
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |