Aakhiro
Aakhiro
Aakhiradu (ingiriis: Hereafter ama Afterlife) waa hooyga dadka iyo jinku tegaan markeey dhintaan. Qaab kale hadii loo dhigo, aakhiro waa meel Alle (s.w.t) ogyahay oo noolaha dhamaantii la iskugu keeni geerida ka dib.
Aakhiro waxay leedahay Jano aad u raaxo badan, iyo cadaab aad u kuleyl iyo dhib badan.
Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay, aakhiradu waa meel lagu noolaan doono daa'in abid, oo nolol iyo dhimasho ka dambeeysa malahan.
Maxaa dadka ku dhaco dhimashada kaddib?Edit
“Kuwa noolu way og yihiin inay dhiman doonaan, laakiinse kuwa dhintay waxba ma oga.” Sidaas daraaddeed markaannu dhimanno, jiritaankeenna wuu dhammaadaa. Kuwii dhintay ma fekeri karaan, wax ma sameyn karaan oo waxna ma dareemi karaan. Markaan dhimanno nafteenna jidhka kama baxdo.