Saldanadi Ifat
Saldanadi Ifat ee Ajuuraanka ahayd(Af Ingiriis : Sultanate of Ifat; Af Carabi : ar) (sidoo kale loo yaqaanay Boqortooyada Ifat) waxay ka talinaysay Geeska Afrika oo loo yaqaanay markaas BILAADU ZAYLAC iyo dlka YAMAN wakhtiyadii udhexeeyay qarnigii 7 miilaadiga ilaa qarnigii 10 bilawgiisa .[1][2][3]Calan keeda wuxuu ahaa calan CAD
Saldanadi Ifat | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
1285–1415 | |||||||||
Deegaanada ka talineysay qarnigii 14aad. | |||||||||
Xarunta | Saylac, Somaliland | ||||||||
Luuqada | Af-Soomaali, Af-Harari, Af-Carabi, Af-Cafari Af-amxaari | ||||||||
Diinta | Islaam | ||||||||
Dowladda | Boqortooyo | ||||||||
Suldaan | Hogaamiye | ||||||||
Taariikh | |||||||||
• Aasaasay | 1285 | ||||||||
• Burburtey | 1415 | ||||||||
| |||||||||
Maanta qeyb ka ah | File:Flag of somalia.svg Somaliland Eratareya Ethiopia Djibouti |
Hordhac
wax ka badalSaldanada Ifat ee Ajuuraanka ahay [4]waxay ahayd maamul boqortooyo Islaami taasi oo ay maamuleysay Boqortooyadii Walashma. Magaalada qadiimiga ah ee Saylac ayaa saldhig u ahayd saldanada oo ka talinjirtey waqooyiga Soomaaliya, meelo ka mid ah dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya. In kastoo boqortooyadu ka bilaabantey magaalada taariikhiga ah ee xuddunta u ahayd ee Saylac waxay saldhigyo waaweyn ku lahayd magaalada Harare iyo nawaaxigeeda.
Sidoo kale Fiiri
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ The Editors of Encyclopædia Britannica. Encyclopedia Britannica https://www.britannica.com/place/Ifat. Soo qaatay 2017-01-16. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ J. Gordon Melton and Martin Baumann, Religions of the World, Second Edition: A Comprehensive Encyclopedia of Beliefs and Practices, page 2663
- ↑ Asafa Jalata, State Crises, Globalisation, And National Movements In North-east Africa page 3-4
- ↑ ok