Qoor (ingiriis: Neck, af-carabi العنق) waa qeyb ka mid ah qaab-dhismeedka guud ee jidhka dadka iyo xayawaanka. Qoortu waa xubinta isku xidha madaxa iyo jidhka intiisa kale.

Neck & cheek 1 - Picture by Giovanni Dall'Orto, August 19 2014.jpg
Qoorta aadanah
Details
Artery Qoor
Identifiers
Latin collum
Dorlands
/Elsevier
Neck
Anatomical terminology

Qoortu waxay ka samaysan tahay lafo, hunguri, dhuumo, carjoow, jiidh, xidido, hilib iyo xubno kale.

Murqaha qoorta aadanaha

Lafaha qoortaEdit

lafaha qoorta ayaa ka kooban 7 qayb oo kana mid lafaha dhabarka, labo walba oo lafahaas ka mida waxaa u dhexeeya carjaw

tixraac dibadeedEdit