Olol wax ka badal

 
Ololku waa holaca ka baxaya Dabka.

Olol (ingiriis: Flames) waa holac dabka.

Ololku waa holaca dabka oo ah falgalka Ogsajiin iyo kimikooyin kale oo isqabsadey isla markaana bixinaya ololaya. Dabka waxaa keeni kara heerkulka oo sare u kaca iyo ileys aad u kulul.

Walxaha dabka bilaaba waxaa ka mid ah Kabriidka.

Ereyga Olol iyo Dab weey kala duwan yihiin.

 
Madaxa sare ee Taraqa waa barta biloowda ololka dabka.