Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay
(Waxaa laga soo toosiyay OHCHR)
- Boga "OHCHR" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : Office of the United Nations High Commissioner for Human Rights, loo soo gaabiyo: OHCHR; Af carabi: المفوضية السامية للأمم المتحدة لحقوق الإنسان) waa xubin ka tirsan wakiilada khaaska ee Ururka Qaramada Midoobay taasi oo dhiirigelisa isla markaana difaacsa xuquuqda dadka taasi oo cuskanaysa sharciyada caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamaha. Xafiiskan waxaa asal ahaan abuuray Golaha Sare ee Qaramada Midoobay markey taariikhdu ahayd 20 Diisambar 1993[1] taasi oo ka dab qaadanaysay Shirkii Xuquuqda Aadamaha ee 1993.
Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay | |
![]() | |
150px | |
Loo soo gaabiyo |
OHCHR HCDH |
---|---|
Samaysmay | 20 Diisamber 1993 |
Nooca | Wakiil |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Hogaanka | Zeid bin Racad, Gudi Sare Xuquuqda Aadamah |
Website | http://www.ohchr.org |
Qoraalo La XidhiidhaEdit
Ku saabsan Qaramada MidoobayEdit
Linkiyo KaleEdit
- Official website
- United Nations Rule of Law: The Office of the High Commissioner for Human Rights, on the rule of law work conducted by the Office of the High Commissioner for Human Rights.
TixraacEdit
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |