Kuliyada Tababarka Macalimiinta
Kuliyada Tababarka Macalimiinta
Jaamacada Camuud Amoud University جامعة عمود | |
---|---|
Motto(s): Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light) | |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
La Aasaasay | sanadkii 1996; 18 sano ka hor |
Wakhtiga La Bilaabay: | sanadkii 1998 |
Maamulka: | Prof. Saleemaan Axmed Guuleed |
Tirada Ardeyda: | 4,000+ ardey (sanadkii 2012) |
Dowlada Xarunta Sare: | |
• Nuuca | 5 km bariga magaalada Borama |
• Tirada Shaqaalaha: | 238 prof., macalin iyo shaqaale |
Area | 5.5 km2 (2.1 sq mi) |
• Land | 4.3 km2 (1.7 sq mi) |
Aag saacadeed | [[UTCUTC]] |
• Xagaa (DST) | UTC+2 |
Website | Amoud University |
Qeybaha:
9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012) |
Kuliyada Tababarka Macalimiintu (ingiriis: Teacher Training Program) waa tabobar iyo waxbarasho labo sano ah ooy Jaamacadda Camuud siiso macalimiin iyo arday laga soo xulo deegaano badan oo kala duwan oo ka mid ah Somaliland iyo Puntland. Dhinaca kale, sanadkii 2003da Jaamacada Camuud oo kaashanaysa hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxaa la bilaabay tababar macalimiinta oo ah labo sano diploma, kuwaas oo laga soo xulayo deegaanada Somaliland iyo Puntland. Dibloomkan labada sano ah ooy maalgeliyaan hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxa jaamacadu ku tababartaa ardey 300 kor u dhaafaysa kuwaas oo jaamacadu dejiso aqalo ay u kireeysay isla markaana maamusho noloshooda iyo waxbarashadooda.[1][2]
Qoraalo La Mid ah
wax ka badalXigasho
wax ka badal- ↑ http://www.amouduniversity.org/index.php/departments-and-units-administrations. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)[dead link] - ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-03-04. Soo qaatay 2014-01-19. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)