Kuliyada Sharciga & Qaanuunka

Kuliyada Sharciga & Qaanuunka

Jaamacada Camuud

Amoud University
جامعة عمود
250px
Flag
Motto(s): 
Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light)
300px
Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat
La Aasaasay sanadkii 1996; 18 sano ka hor
Wakhtiga La Bilaabay: sanadkii 1998
Maamulka: Prof. Saleemaan Axmed Guuleed
Tirada Ardeyda: 4,000+ ardey (sanadkii 2012)
Dowlada
Xarunta Sare:
 • Nuuca 5 km bariga magaalada Borama
 • Tirada Shaqaalaha: 238 prof., macalin iyo shaqaale
Bedka
 • Dhammaan 5.5 km2 (2.1 sq mi)
 • Land 4.3 km2 (1.7 sq mi)
Aag saacadeed [[UTCUTC]]
 • Xagaa (DST) UTC+2
Website Amoud University

Qeybaha: 9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012)

Kuliyada Sharciga & Qaanuunka (Faculty of Sharia and Law) ee Jaamacadda Camuud waa waaxda barashada sharciga diinta Islaamka, shuruucda caalamiga ah iyo qaanuun ama xeerka maxkamadaha ee jaamacada taasi oo ku dhex taala dhismaha weyn ee jaamacadu ku leedahay koonfurta deegaanka Camuud 5 km waqooyi bari ee magaalada Borama.[1]

Kuliyadani waxay ka mid tahay qeybaha lagu daray Jaamaca Camuud sanadkii 2008da.[2][3][4][5]


Qoraalo La Mid ahEdit

XigashoEdit