Foosto
Foosto Fuusto ama Barmiil (Af Ingiriis : Barrel Af Carabi : ar) waa shay ka samaysan bir oo leh balac wareegsan iyo joog u sameysan sida dhululuboda.
Waayadii hore waxaa jiray foostooyin ka samaysan alwaax gudahana ku leh dheeh, taasoo loo adeegsan jiray in lagu safriyo khamrada.
Adeegsiga
wax ka badalSameeyska hore ee foostooyinka waxa loo isticmaalaa in lagu keydiyo dareere sida saliid, shidaalka, Naaftoda iwm. Sidoo kale, waxaa jira foostooyin ka samaysan bac adag ama caag. Soomaalida ayaa waxay u adeegsadaan foostooyinka biyaha iyo raashinka. Birta foostada markii la fidiyo waxay u adeegsadaan ka samynta albaabada guryaha. Dadka qaar ayaa higaadsha fuusto, qaarna waxay u yaqaanaa. Barmiil.