Dhululubo Waa joomateri ay masaaxad saleedyadiisu yihiin goobo, taa oo masaaxada isku xirta salalku tahay laydi golxo leh Bedka xaddidan

+

Dhululubo

Habka loo cabiro

(r) waa dhexroorka salka

(h) waa jooga dhululubada

(A) Waa bedka salka

(P) Wareega Salka waxaana loo cabiri karaa sidaan

Bedka

  • BedKa dhinaca = Wareega Salka × Jooga =
  • Bedka Salka Sare =
  • Bedka Salka Hoose =
  • Bedka Guud =

Mugga

Dhululubo socod waniin
Mugga waxaa lagu helaa:
(V) =
Iyadoo la isku dhufto Bedka salka iyo jooga =
Sidoo kale Habkaan
Adigoo sidaan u cabira =