Balac

Balaca (ingiriis: Width) waa cabirka dhererka baladhka u dhexeysa labo barood.

Balacu wuu ka duwan yahay Dhererka iyo Jooga.

Halbeegyada Balaca wax ka badal

Si la mid ah Dhererka iyo Jooga, ayaa Balaca waxyaabo badan lagu xisaabiyaa, halbeegyada ugu caansan ee ka midka ah Halbeega Caalamiga e Dunida ee lagu cabiro dhererka Jooga waxaa ka mid ah:

Iyo kuwo kale oo badan.