Doorashooyinka Somaliland

Wadanka Somaliland waxaa ka dhacda doorasho Madaxweyne iyo Baarlamaan shantii sano mar. Doorashadani oo ah heer qaran waxaa codbixin (vote) sameeya bulshoweynta ku dhaqan deeganadaasi. Madaxweynaha ayaa waxaa loo doortaa inuu xilka hayo muddo shan sanno ah. Sidoo kale Golaha Baarlmaanka ayaa loo codeeyaa; kuwaasi oo u kala baxa Golaha Guurtida oo ka kooban 82 xubnood; iyo Golaha Wakiilada oo ka kooban 82 xubnood. Guud ahaan, Somaliland waxaa ka jira tiro xisbiyo ah kuwaasi oo u tartama jagada madaxweynaha iyo kuraasida golayaasha.

Doorashada guud ee Somaliland, 2017 wax ka badal

Doorashooyinka guud ee la qaban doonaa in Somaliland ee June 2015 si loo doorto ee Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada. Bishii April 2013 Golaha Guurtida u codeeyay in ay kordhiyaan muddada baarlamaanka laba sano oo kale, si ay u simo doorashada madaxweynaha.

Doorashooyinka Soo Maray Somaliland wax ka badal

L

Doorashada Madaxweynaha Somaliland 2010 wax ka badal

Doorashada ayaa dib u dhigay dhowr jeer ay sabab u tahay xasilooni, iyo ayaa ugu danbeyn lagu qabtay on 26 June 2010.

Doorashadii baarlamaanka 2005 wax ka badal

Doorashaddii Baarlamaanka ee dhacdey 2005kii wax ka dambeeyey oo gole la doorto ma jiraan, sababaha loo dooran waayeyna waxaa ka mid ah:- 1- Siyaasad cad oo doorasho lama laha.

2.Golahan wakiiladda ee la doortey oo aan diyaar u ahayn in la bedelo.

3. Kala xadaynta Xudduudaha degmooyinka oo aan wali la ansixin

4. Bulshadda reer Soomaaliland oo aan dhaqan u lahayn doorashada se ay dhaqan u leeyihiin xulashadda.

Doorashada Madaxweynaha 2003 wax ka badal

Sidoo kale eeg wax ka badal

  • Jadwalka Doorashada
  • Nidaamka Doorashada

Tixraacyada wax ka badal

Links Dibadda wax ka badal