Codbixin (Af Ingiriis : Voting; Af Carabi : ar‎) waa nidaamka koox dad ah ku doortaan hogaamiye (sida Madaxweyne, Ra'iisalwasaare, xubin ka tirsan golle iyo wixii la mid ah). Sida caadiga ah waxaa jirta dhowr arimood oo ka horeysa codbixinta. Marka ugu horeeysa qof ayaa isa-soo-sharaxa, ka dib dadka u soo bandhiga sababta uu ugu qalmo jagadaasi. Markaas ka dib ayaa doorasho la qabbtaa taasi oo loo codbixiyo dhowr musharax ee tartanka ku jiray.

Codbixin Yurubka

Hordhac

Codbixintu waa nidaam ka mid ah doorashada lagu doorto qof ama koox jago ka qabata meel. Doorashadu waxay noqon kartaa mid siyaasaded ama mid bulsho, sida ganacsi, urur ama koox kale oo ka mid ah bulshada.

Siyaasada

Marka laga hadlayo codbixinta waxaa muhiim ah in marka hore meesha jirto dimoqraadiyad u ogol shacabka ineey dhiibtaan codkooda.

Sidoo kale fiiri

Tixraac