Diinta Soomaalida (2010)
Diin Tiro %
Islam
  
99.8%
Inta kale
  
0.2%

Muddaddii qadiimiga, Soomaalidda waxay ku baraarugsanaan jiray diinta Waaqiya, laakin maanta inta ugu badan diinta dadka Soomaalida waa Islaam. Dadka aaminsan diinta Islaamku waa ilaa 99.8%, taasi oo wadanka ka dhigaysa mid aad looga taageersan yahay diinta Islaamka.

Dhinaca kale, waxaa jira tiro aad u yar oo Soomaali Masiixi ah, kuwaasi oo ku dhex baahsan wadanka oo dhan, waloow la aaminsan yahay in inta ugu badan ku nooshahay koonfur Soomaaliya.[1]. Masiixinnimada runta ah: Markhaatiyaasha Yehowah oo keliya ayaa isku daya inay raacaan tusaalaha nebi Ciise iyo Masiixiyiintii hore.

Diinta Dowliga

Islam

 
Masaajidka Ururka Islaamka ee ku yaala Muqdisho waa kan ugu weyn xarun diimeed dhamaan Geeska Afrika.

Sida la isku raacay inta ugu badan dadka Soomaalidu waa Muslim,[2] kuwaasi oo inta ugu badan raacsan yihiin Sunniga.[3]

Qoraalo Kale

Tixraac