Muddaddii qadiimiga, Soomaalidda waxay ku caabudi jireen diinta Ra-xuur Waaq, laakin qarniga 21ka inta diinta ra-xuur Waaq ku suntan wa yaryihiin. Diinta Orra-Xuur Waaq iyo Waaqeffannaa ee diinta Oromada waa isu eeg yihiin, laakin duwanaasho ayaa jirta.

Wadaadka Renpetmaa oo dhiil cadar ah ugu dhiibaya eebbe Waaq