Mowliidka Nebiga
(Waxaa laga soo toosiyay Dhalashada nebiga)
- Haku khaldin Magaca Mawliid.
Mawliidtu Nebi, Dhalashada Nebiga (Af Ingiriis : birth of the prophet; Mawlid; Af Carabi : ar; “Dhalashaddii Nebiga”; sidoo kale loo yaqaano: ﻣﻴﻼﺩ, mīīlāād, "Miilaad") waa dhalashaddii nebiga iyo rasuulka diinta Islaamka ah ee Nebi Muxamedﷺ[1] taasi oo ku beegan bisha sadexaad ee kalandarka Islaamka Rabiical awal.[2] Nebi Muxamed Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaatoee wuxuu dhashay markey taariikhdu ahayd 570kii C.D (taasi oo u dhiganta 54 Hijrad ka hor).[3]
Dadka muslimiinta ahi meel kasta ooy joogaan bisha Rabiical awal waxay xusaan dhalashada nebiga si ay u xasuustaan shafeecada nabiga.[4]
Xigasho
wax ka badal
- ↑ "Nebi Muxamed"
- ↑ "ingiriis: birth of the prophet, Mawlid; carabi: ﻣﻮﻟﺪ ﺍﻟﻨﺒﻲ, " mawlidu nabbiyu" “Dhalashaddii Nebiga”; sidoo kale loo yaqaano: ﻣﻴﻼﺩ, mīīlāād, "Miilaad""
- ↑ "Nebi Muxamed Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato"
- ↑ "Dadka muslimiinta ahi meel kasta ooy joogaan bisha Rabiical awal waxay xusaan dhalashada nebiga"