Ciise (qabiil)
Ciise (Af Ingiriis : Issa, Af Carabi : ar) waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida.[1] Qabiilka Ciise wuxuu degaan ku yahay wadanka Djibouti, meelo ka mid ah gobolka Awdal ee waqooyiga Somaliland, iyo deegaanka Shinile ee Soomaali Galbeed wadanka Itoobiya.
uruuriyay]
Hordhac
wax ka badalCiise waa qabiil ka kamid ah qoomiyada direed waana madoobe dir oo ah ku xigaha curadka direed ugu waawayn Soomalida. Qabiilka ciisaha waxa lagu yaqaanaa oo uu caan ku yahay kala dambaynta iyo ismaqalka oo ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee jiritaanta ummadeed. ciisuhu waa qabiilka kaliya ee ilaa hadda leh xeer ugaar ah xeerkaasoo la sameeyay bilawgii qarnigii 14naad taasoo kuu muujinaysa inuu qabiilkani yahay qabiilka ugu facwayn xagga ilbaxnimada. Ciisaha ayaa waxa uu degaa dhul aad u ballaadhan oo kukala yaalla Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya. ay ku nool yihiin sida breeders xoolaha reer guuraaga ah, laakiin sidoo kale waxay ku hawlan yihiin ganacsiga iyo xidhiidh gobolka oo dhan. Ciisuhu waxa uu leeyahay Ugaas loo layaaqaano Ugaaska Beesha Ciise oo laga doorto wardiq wakhtishile reer hassan, oo run ahaantii ah mid si dhab ah ugu dhexeeya dhammaan ciisaha meelkasta oo ay joogaanba, Ugaas kaasi ayaa ah mid sida lagu doortaa ay tahay arrin la yaableh oo aad loo jeclayst. Qabiilada Ciisuhuu waxay ugala baxaan lix waxaana ugu waaweyn Holle Furlabe , Ceeleeye iyo walaaldone iyo waliba wardiq, horone, urwayne. Ciise sido kale tarikhdisu waxay uu kala baxaysa sadex iyo sadex taasi oo aah tarikh jirto.sida inay qabilo besha ciise dhinac uga bexeen wakhtigi ay boqol uu buxsamen
1 Beesha Wardiiq (beesha Ugaas): Sayid Axmed Guray waxa ay ku taageereen dagaaladii ka dhacay galbeedka, waxaana ilaa hadda laga helayaa dhulalka magacyo xor ah sida ( dhulka Mareexaan iyo magacyo kale), beeshu waxay leedahay taariikh boqornimo oo Herer ah. kadib beeshu wardiq waxay so lamatay xeerki oo beesha celeye aya koriyay tarikh ahan sida qisada lugu ogyahay . Beesha wardiq aya aah Mataano furlabe holle oo kamida reerka Labaad ee ugu quwada Wayne beesha ciise .
2.horone oo magacisa saxda aah barkhadle yahay aya aah beel dagaal badnayd oo maaq badan laga rabay oo hayaamay wakhtiga ciise.
halgan badan galay ugu danbayn dilay wiilki la dagalay ee ciidanki watay , tarikhda kadib beeshu waxay ku gabayda. (horone ku bale birtu waa kugu da'iim.).
3. Uur-wayne magaca saxda aah wakharon, beesha aya dagaal dhexdi dhalatay sida tarikhda ku maqlay.
Xeerka waxa lugu dabaqay (ciise waa ciise Ninba nine cara madhera)
Dir
wax ka badalDir, magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland), Soomaaliya (ahaan jirtey: British Somaliland iyo Italian Somaliland), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta.[2][3][4][5]
Juquraafiga Deegaanada
wax ka badalGuud ahaan Beesha Ciise waxay degaan ku yihiin oo asal ahaan ka soo jeedaan; deegaanadan:
- Jabuuti
- Gobolka Cali Sabiix
- Gobolka Dikhil
- Gobolka Carta
- Gobolka Jabuuti
Sidoo kale fiiri
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ King Preston, An African Winter, Puffin, 1987, p.169
- ↑ "CLANSHIP, CONFLICT AND REFUGEES: AN INTRODUCTION TO SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA Guido Ambroso, Page 6" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2016-10-13. Soo qaatay 2016-10-27. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ Garre live in Southern Somalia, North Eastern Kenya and Southern Ethiopia. In Southern Somalia, they live in Kofur near Mogadishu and El Wak District in Gedo Province. In Ethiopia, they live in Moyale, Hudet and Woreda of Liban zone. In Kenya, the Garre inhabit Wajir North and Moyale. UNDP paper Archived Mey 17, 2018 // Wayback Machine
- ↑ Voice and Power, Hayward R. J., Lewis I. M., Routledge, page 242
- ↑ The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keyna Archived Mey 17, 2018 // Wayback Machine
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |