Cabdiweli Sheekh
Cabdiweli Sheekh Axmed (Af Ingiriis : Abdiweli Sheikh Ahmed, Af Carabi : ar; dhashay 1959), sidoo kale loo yaqaan Cabdiweli Sheekh Axmed max'ed,[1] waa Soomaali dhaqaale yahayn ah, diblumaasi siyaasi ah. waa Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.
Cabdiweli Sheekh Axmed Abdiweli Sheikh Ahmed عبدالولي الشيخ أحمد | |
---|---|
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya | |
Hadda Xilka haya | |
Xilka qabtay 21 Diseembar 2013 | |
Madaxweyne | xasan Sheekh Maxamuud |
Xil kaga horeeyey | Cabdi Faarax Shirdoon |
Xilka kaga dambeeyey | Weli haya xilka |
Faahfaahin ku saabsan shqasiyadda | |
Dhashay | Oktoobar 1958 ( 66Jir) Baardheere, Soomaaliya |
Xisbiga | Madax bannaan |
Wax barasho | Jaamacada Ummada Soomaaliyeed Algonquin College Jaamacadda Otawa |
Diinta | Islam |
Golaha Wasiirada
Golaga Xukuumadda Waa golaha wasiirada ee Dawladda federaalka Soomaaliya. Waxayna ka koobantahay wasiiro uu soo xulay Ra'iisul wasaareha.
Xubnaha golaha wasiirada
Waxaa la magacaabay November 4, 2012, Golaha wasiirada ee Dawladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waana sidaan
Xilka wasiirka | Xafiiska jooga |
---|---|
Wasiirka arimaha dibadda + RW kuxigeen | Fowsiyo Yussuf Haji Aadan |
Wasiirka Gaashaan-dhigga | Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi |
Wasiiska Cadaaladda | Abdullahi Abyan Nuur |
Wasiirka Warfaafinta | Abdullahi Alimoge Hirsi |
Wasiirka Dib u-dhiska | Muhayadin Mohamed |
Wasiirka Macdinta & Biyaha | Abdirisak Omar Mohamed |
Wasiirka arimaha bulshada & Horumarinta | Maryam Kassim |
Wasiirka warshadaha & Ganacsiga | Mohamud Ahmed Hassan |
Wasiirka Maaliyadda & Qorshaynta | Mohamud Hassan Suleiman |
Wasiirka arimaha Gudaha & Amaanka | Abdikarim Husein Guled |
Xigasho
- ↑ (PDF). FAO http://rvfworkshop2011.files.wordpress.com/2011/02/list-of-workshop-participants.pdf. Soo qaatay 12 December 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Waxabarashada
Hoggaanka Dalka | ||
---|---|---|
xilka kaga horeeyey Cabdi Faarax Shirdoon |
Ra'iisul wasaarayaashii Soomaaliya 2013–jooga |
Talada Haya |