Buundada Yavuz Sultan Selim

Coordinates: 41°12′10.48″N 29°6′41.83″E / 41.2029111°N 29.1116194°E / 41.2029111; 29.1116194

Buundada Yavuz Sultan Slim (Af Turki : Yavuz Sultan Selim Köprüsü) Waa buundada 3aad ee isku xirta labada daamood ee magaalada Istanbul ee Asia iyo Europe (Boosfoor) (Kuwa kale waa Buundada Fatih Sultan Mehmet iyo Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo). Buundadaan waa midda ugu weyn uguna casrisan dhammaan buundooyinka waaweyn ee dunida waxaana dhismaheeda ku baxay qarash gaaraya 3 bilyan oo doolar taas oo ka dhigaysa sidoo kale buundada ugu qaalisan aduunka.

Buundada Yavuz Sultan Selim
Wakhtigii la dhisayay buundada Luuliy 2015
QaabkaAfar haad oo jidka baabuurta ah
DhexmartaBoosfoor
Ku taalaIstanbul
Magaca dowligaBuundada Yavuz Sultan Selim
NaaneysBuundada sadexaad Bosphorus
Dhisayİçtaş
Astaldi
Astaamaha
NashqadBuundo leh xadhko adag
Dhererka2,164 m (7,100 ft)
Balaca58.5 m (192 ft)
Jooga322 m (1,056 ft)
Masaafada1,408 m (4,619 ft)
Taariikh
Xirfada lehJean-François Klein
Michel Virlogeux
Dhismaha bilaabmey2013
QiimahaLacagta Turkiga 4.5 bilyan
La furey
Waxbixin
Gunno$3.00
{{{map_caption}}}
Türk Telekom Arena'da Galatasaray ile Sivasspor arasında oynanan ilk resmi maçtan bir görünüm.
Türk Telekom Arena'da Galatasaray ile Sivasspor arasında oynanan ilk resmi maçtan bir görünüm.

Waxaa Waxaa dhismaheeda la bilaabay 29kii May 2013kii, waxaana la daah furay 26dii bisha Agoosto 2016kii, waxaana xariga ka jaray Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Ra'iisulwasaare Binali Yıldırım iyo madax kale oo lagu casumay xafladda daahfurka.

Sidoo Kale Fiiri

wax ka badal