Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo

Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo (Af Turki : 15 Temmuz Şehitler Köprüsü); waxaa markii hore loo yaqaanay Buundada Bosphorus (Af Turki : Boğaziçi Köprüsü), sidoo kale waxaa loo aqoon jiray Buundada Kowaad (Af Turki : Birinci Köprü) Waa buundada 1aad ee isku xirta labada daamood ee magaalada Istanbul ee Asia iyo Europe (Boosfoor). Waxaa la dhisay sanadku markuu ahaa 1973 waxaana hore loo oran jiray magacyada aanu kor kusoo xusnay ayadoo markii dambe loo bixiyey Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo oo ah magac lagu maamuusayo dadkii ku geeriyooday Afgambigii Dhicisoobay ee Turkiga 2016.

Buundada Halyeeyadii 15ka Luuliyo
Bosphorus Bridge.jpg
Buundadu waxay isku xirta labada qaaradood ee Europe iyo Asia.
Coordinates 41°02′43″N 29°02′04″E / 41.04528°N 29.03444°E / 41.04528; 29.03444Coordinates: 41°02′43″N 29°02′04″E / 41.04528°N 29.03444°E / 41.04528; 29.03444
Qaabka Seddex haad oo jidka baabuurta ah dhinac kasta
Dhexmarta Boosfoor
Ku taala Istanbul
Astaamaha
Nashqad Buundo leh xadhko adag
Material Shub iyo Biro Culus
Dhererka 1,560 m (5,118 ft)
Balaca 33.40 m (110 ft)
Jooga 165 m (541 ft)
Masaafada 1,074 m (3,524 ft)
Clearance below 64 m (210 ft)
Taariikh
Xirfada leh Sir Gilbert Roberts iyo William Brown
Dhismaha bilaabmey 20 February 1970
Dhismaha dhamaday 1 June 1973
La furey
Waxbixin
Daily traffic 200,000 [1]
{{{map_caption}}}

Sidoo Kale FiiriEdit

TixraacEdit