Binali Yıldırım
Binali Yıldırım (Af Turki : Binali Yıldırım; Af Carabi : ar; Ku dhawaaqa Af-Turki: [binaːˌli jɯldɯˈɾɯm]; Ku dhashay 20kii Diseembar 1954kii Magaalada Refahiye ee Gobolka Erzincan) Waa Ra'iisulwasaaraha dalka Turkiga, waxaana xilkaasi loo doortay 22dii May 2016. Waa Injineer ku takhasusay Culuumta Badda sidoo kale waa siyaasi ruug caddaa ah.
Binali Yıldırım MP | |||
Ra'isulwasaraha 27aad ee Turkiga
| |||
Hadda xilka haya | |||
La wareegay Xilka 24 May 2016 | |||
Madaxweyne | Recep Tayyip Erdoğan | ||
---|---|---|---|
Kuxigeenkiisa | Nurettin Canikli Mehmet Şimşek Numan Kurtulmuş Tuğrul Türkeş Veysi Kaynak | ||
Xilka kaga horeeyey | Axmed Dafutoglu | ||
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta
| |||
la wareegay Xilka 22 May 2016 | |||
Kaga horeeyey xilka | Axmed Dafutoglu | ||
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda
| |||
Ka qabtay xilka 24 November 2015 – 24 May 2016 | |||
Ra'iisul wasaare | Axmed Dafutoglu | ||
ku xigeenkiisa | Yüksel Coşkunyürek | ||
kaga horeeyey xilka | Feridun Bilgin | ||
kaga dambeeyey xilka | Ahmet Arslan | ||
Ka haya Xilka 1 November 2011 – 25 December 2013 | |||
Ra'iisulwasaare | Recep Tayyip Erdoğan | ||
Yahya Baş (2012–13) | |||
kaga horeeyey xilka | Asaga ayaa ugu horeeyey xilkaas | ||
kaga dambeeyey xilka | Lütfi Elvan | ||
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda
| |||
Haya Xilka' 6 July 2011 – 1 November 2011 | |||
Raiisul wasaare | Recep Tayyip Erdoğan | ||
Xilka kaga horeeyey | Habip Soluk | ||
Xil kaga dambeeyey | Mar 2aad asaga ayaa loo magacaabay | ||
Xilka Haya 29 August 2007 – 8 March 2011 | |||
Ra'iisulwasaare | Recep Tayyip Erdoğan | ||
Xilka kaga horeeyey | İsmet Yılmaz | ||
Xilka kaga dambeeyey | Habip Soluk | ||
Xilka Haya 18 November 2002 – 8 May 2007 | |||
Raiisulwasaare | Abdullah Gül Recep Tayyip Erdoğan | ||
Xilka Kaga horeeyey | Naci Kınacıoğlu | ||
Xilka Kaga dambeeyey | İsmet Yılmaz | ||
Xubin Baarlamaanka Turkiga
| |||
Xilka qabsaday | |||
Xilka Qabsaday 1 November 2015 | |||
Wareega doorashooyinka | İzmir (I) (Nov 2015) | ||
Xilka Haya 3 November 2002 – 7 June 2015 | |||
Wareega doorashooyinka | İstanbul (I) (2002) Erzincan (2007) İzmir (II) (2011) | ||
Macluumaad gaar ah
|
|||
Ku dhashay | Refahiye, Turkiga | 20 Diseembar 1955||
Xisbi siyaasadeed | Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta | ||
Is guursadeen | Semiha Yıldırım(1975–Hadda) | ||
Caruur | Ahmet Büşra Erkan | ||
Waxbarasho jaamacadeed | Jaamacadda Istanbul Technical Jaamacadda World Maritime | ||
Diinta | Islam | ||
Saxiixa | |||
Website | Official website |
Horey 13kii sano ee lasoo dhaafay wuxuu hayey xilka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda. Inta xilka wasaaraddaasi uu hayey waxaa uu hirgaliyey mashaariic badan oo isgaarsiineed iyo isbedello lataaban karo oo dhanka kaabayaasha-dhaqaalaha ah, waxaana loo qadariyaa halyeey sumcad ku dhex leh bulshada dalkaasi. Mudane Binali Yildirim sidoo kale waa gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta ee hayya talada dalka Turkiga.[1][2]
Tixraac
wax ka badal- ↑ http://www.hurriyetdailynews.com/binali-yildirim-a-man-of-projects-.aspx?PageID=238&NID=99385&NewsCatID=338
- ↑ http://www.sozcu.com.tr/2016/gundem/erbakandan-sonra-ilk-muhendis-basbakan-1236872/. Soo qaatay 22 May 2016. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)