Mehmet Şimşek (Gercüş 1 Janaayo 1967) Waa siyaasi u dhashay dalka Turkiga waana Wasiirka iminka haya xilka Ra'iisulwasaare Ku xigeenka ahna wasiirka dhaqaalaha dalkaasi. horey wuxuu usoo qabtay xilal ay ka mid yihiin: wasiirka Maaliyadda, Wasiiru-Dawlaha Dhaqaalaha iyo xilal kale.

Mudane Mehmet Şimşek
Mehmet Şimşek


R'iisulwasaare Ku Xigeen
Hadda xilka haya
La wareegay Xilka 
24 November 2015
Ra'iisulwasaare Ahmet Davutoğlu
Binali Yıldırım
Xilka kaga horeeyey Cevdet Yılmaz

Wasiirka Maaliyadda
Ka qabtay xilka
1 May 2009 – 24 November 2015
Ra'iisulwasaare Recep Tayyip Erdoğan
Ahmet Davutoğlu
Kaga horeeyey xilka Kemal Unakıtan
Kaga dambeeyey xilka Naci Ağbal

Wasiiru Dawlaha Dhaqaalaha
Ka qabtay xilka
28 August 2007 – 1 May 2009
Ra'iisul wasaare Recep Tayyip Erdoğan
kaga horeeyey xilka Ali Babacan
kaga dambeeyey xilka Ali Babacan

Xubin Baarlamaanka Turkiga
Sii ahaaday Xilkiisa
Ka haya Xilka 
22 July 2007
Wareega doorashooyinka Gaziantep (2007, June 2015, Nov 2015)
Batman (2011)

Macluumaad gaar ah

Ku dhashay (1967-01-01) 1 Janaayo 1967 ( 57jir)
Gercüş, Turkey
Xisbi siyaasadeed Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta
Is guursadeen Annalise Granwald (1999–2009)
Esra Kara (2010–present)
Waxbarasho jaamacadeed Jaamacadda Ankara
Jaamacadda Exeter
Wasaaradda 60th, 61st, 62nd, 63rd, 64th, 65th