Been
Been (Af Ingiriis : lie; Af Carabi : ar) waa soo gudbinta iyo sheegida war ama xaalad si khaldan.[1] Beenta waxaa ka soo horjeeda run. Sidoo kale beenta waa sheegida si khaldan (si ka duwan xaqiiqada) dhacdo, war, marxalad iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, inta ugu badan diimaha, filosofiga, iyo cilmigu wuxu aad u dhiirigeliyaan in beenta laga fogaado, iyo in qofku noqdo mid run sheeg ah oo sida xaqiiqada ah wax u sheega.
Diinta Islaamku waxay faraysaa dhammaan dadka muslimiinta ah ineey ahaadaan kuwo runsheeg ah, hadii kale waxay galayaan dembi lagu ciqaabi doono aakhirada.
Guud ahaan, beentu waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka si khalad ah oo ka duwan xaqiiqada iyo runta.[2]
„Sidaas daraaddeed beenta iska fogeeya, oo midkiin waluba deriskiisa run ha kula hadlo, waayo, innaga midkeenba midka kale wuxuu u yahay xubnihiisa. Waa inaynan been sheegin. Shayddaanka Ibliiska ah waa beenaale.”
Waa inaynan been sheegin. Shayddaanka Ibliiska ah waa beenaale.
Runta iyo Diinta
wax ka badalInta ugu badan diimaha aduunku waxay dadka faraan in runta la caadeysto.
Qoraalo Kale
wax ka badalLinkiyo
wax ka badal- Lie
- The Devastating Consequences of the First Lie
- Sidee Bay Noloshu Ahayd Bilowgii? (beenta kowaad)
- Iimaan Run
- Miyaad Rabtaa Inaad Ogaatid Runta?
- An Introduction to Truth by Paul Newall, aimed at beginners.
- Heidegger on Truth (Aletheia) as Unconcealment
- History of Truth: The Greek "Aletheia"
- History of Truth: The Latin "Veritas"
Tixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |