Qolka warka laga soo tebiyo telfishanka Aljasiira

War (Af Ingiriis : News; Af carabi: أخبار) waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal, muuqaal ama qoraal ah. Dunida maanta aad ayay casri u noqotey waxaana jira telefishano khaas u soo gudbiya wararka caalamka oo kali ah.[1] Kuwaasi waxaa ugu caansan:

  • AlJazeera
  • BBC
  • VOA

Idaacadaha SoomaaligaEdit

Idaacadaha dadka Soomaalidu ka heli jireen warka waxaa ugu caansan:

LinkiyoEdit

TixraacEdit

  1. Oxford English Dictionary (online): Definition of "narrative"

Iyo waxaskayga yaabo Kle oo Kala duwan

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: