Barnamijka Deegaanka Dadka Qaramada Midoobay
- Boga "UN-HABITAT" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Barnamijka Deegaanka Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Human Settlements Programme, loo soo gaabiyo: UN-HABITAT; Af Carabi : ar) waa wakiil khaas ah oo Ururka Qarama Midoobay u qaabilsan deegaanka dadka iyo kobcinta horumarka magaalooyinka. Ururka UN-HABITAT waxaa la sameeyay 1978 magaalada Faannkuver wadanka Kanada wakhtigaasi oo la odhan jirey "Habitat I".
Barnamijka Deegaanka Dadka Qaramada Midoobay United Nations Human Settlements Programme | |
Loo soo gaabiyo | UN-Habitat |
---|---|
Samaysmay | 1978 |
Nooca | wakiil khaas |
Sharciga | Hada shaqaysa |
Hogaanka | Agaasimaha Guud Maimunah Mohd Sharif Malaysia |
Website | http://www.unhabitat.org |
Ururku wuxuu xarunta sare ku leeyahay magaalada Nayroobi wadanka Kenya.
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalKu saabsan Qaramada Midoobay
wax ka badalLinkiyo Kale
wax ka badalTixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |