Badweyn
(Waxaa laga soo toosiyay Badweynta Hindiya (faah faahin))
Kani waa maqaal ku saabsan biyaha badaha waaweyn ee dhulka. adeegsi kale, eeg Badweyn (faah faahin).
Badweyn (ingiriis: Ocean) waa biyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 2/3 oogada dhulka[1]. Badweyn waa bad aad u baaxad weyn. Webiyada iyo ilaha biyaha waxaa quudiyo biyo ka uumi baxay badaha iyo meelo kale oo kaddibna dib ugu soo noqday dhulka iyagoo ah roob, baraf ama roobdhagaxyaale[2]
| ||||
Maabka badaha ugu waaweyn aduunka: Badweynta Atlantik, Badweynta Baasifik, Badweynta Arktik, Badweynta Hindiya, Badweynta Koonfured iyo muuqaalka badaha aduunka ee dhulka. | ||||
Badweynta Aduunka |
Guud ahaan waxa jira shan badwayn dunidan aan ku nool nahay, kuwaas oo kala ah:
- Badweynta Baasifig
- Badweynta Atlantika
- Badweynta Hindiya
- Badweynta Koonfured[1]
- Badweynta Antaraktika
Sidoo kale, waxaa jira tiro badan oo bado[3] yaryar ah, sida:
Qoraalo Kale
wax ka badalXigasho
wax ka badal
- ↑ [Maps of the World Website.]
- ↑ Kitaabka Quduuska ah Iyo Cilmigu May Israacsan Yihiin?
- ↑ Main Oceans of the world, by Geography Nation Archived Nofeembar 26, 2013 // Wayback Machine.