Xasan Nuur Sayid waa fanaan soomaliya oo aad u caan ah waxa uu ku noolyahay wadanka Ingiriiska Waxa uu ku dhashay magaalada jigjiga ee kililka shanaad ee somaaliya waxa uu fanka ku soo biiray sanadkii 2004ta waxa uuna 2012ka ku guulaystay abaalmarinta fiidiyowga uGu wanaagsan heesaha soomalida.

aar maanta

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Tixraac wax ka badal

Linkiyo Banaanka wax ka badal