Xaflad (Af Ingiriis : ceremony; Af Carabi : ar‎) waa dabaaldega iyo damaashaadka arin farxad leh taasi oo salka ku heeysa guul iyo gaadhista hadaf. Xafladaha noocan ah waxaa loo dhigaa arimaha muhiimka ah sida arooska, dhalashada, qalinjebinta iyo guud ahaan arimaha guusha nolosha ku salaysan. Dunida maanta waxaa ka jira nidaamyo iyo caadoyin badan kuwaasi oo ku salaysan dhaqanka, dhaqaalaha, wadanada, diinta iyo nolosha.

Aroosyada badankooda waa dhacdooyin farxad leh.

Noocyo ka mid ah Arooska

Aroos Masiixi (Filibiin)

Arooska

Aroos waa dhacdo dabaaldega midowga labo qof ku galayaan guurka. Sida caadiga ah, aroosku waa xaflada iyo damaashaadka wakhtiga ay dhacayso meherka iyo wixii damaashaad iyo farxad ah ee la xidhiidha.[1] Nidaamka iyo dhacdada aroosku waa mid ay ku kala duwan yihiin bulshada caalamku taasi oo ku xidhan dhaqanka, caadada, diinta, wadanka, bulshada iyo heerka darajada dhaqaale ee lamaanaha.

Hordhac

Aroosku waa xaflada loo dhigo midowga labo qof ku noqonayaan lamaane is-guursaday. Waxaa jira noocyo badan oo damaashaad iyo dabaaldeg ah oo la xidhiidha arooska. Dhaqanka Soomaalidu wuxuu leeyahay nidaam u gaar ah oo loo dhigo arooska.

Guurka

Guurku waa labo qof sida ninka iyo naagta marka ee is guursadaan. Waa dad kadhaxeeyo isla shaqeen, dhaqaale iyo jaceel. Soomaalida marka ee is guursanaayaan waxaa loo qabtaa buraanbur iyo cayaar. Guurka waa maalin farxad leh, qof walba neh inta oo noolyahay mar uu guursanaa, guurka sidiisa ba waa nolosha biniaadanka. Qof marku uu guursado wuu dagaa oo fakarka badan aya daaya. Gaar raga ayaa ugu fikir badan intay habluhu ka fikir yar yihin guurka soomaalida waxa kalo kamida cilmi badhis lagu sameyey hablaha ugu quruhda badan inay yihin hablaha rer mogdishu gaar ahaan gabdhaha wardhiigley waxa lasoo saray boqolkiba boqol ibtisam inanta ugu xural caysan warta nabada oo macnaheedu uu yahay dhulkii Soomaaliya.gabdhaha ugu badan ee fircoonniga loo gudo waxaa ugu badan warta nabada kuwa ugu dhaadheerna waxa ay ka soo jeedaan ssanaag sool iyo ceyn qaybo ka mid ah dunida iyo dhaqanka ah lama ogola, iyo in laga hadlin xaqiiqda.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Xigasho

  1. Otnes, Cele & Pleck, Elizabeth (2003). Cinderella Dreams: the Allure of the Lavish Wedding, p. 31. University of California Press, Berkeley.