Dumar

(Waxaa laga soo toosiyay Naag)

Dumar ama Haweeney waa qof weyn oo ah Dhadiga bini aadanka.[1][2] Ereyga haweenku sidoo kale waxaa laga yaabaa inuu tilmaamo gabar (cunug dumar ah ama aan qaan gaarin).

haweeney nuujineeso cunug

Caadi ahaan, qofka dumarka ah waxay leedahay labo koromosoomyada X iyo awooda in ee uur qaadi karto. Jirka anatomy, sida looga garto anatomiga labka, waxaa ka mid ah tuubooyinka ugxanta, ugxan sidaha, ilmo galeenka, xubinta taranka dumarka, iyo naasaha. Simanka dumarka ayaa ka ballaaran kan ragga, haweenkuna aad ayey uga yar yihiin timaha wajiga iyo qeybaha kale ee jirka. Celcelis ahaan, haweenku way ka gaaban yihiin oo ka muruq yar yihiin ragga.

Yehowah wuxuu abuuray Xaawa, naagtii ugu horreysay, iyadana Aadan buu siiyay si ay naagtiisa u noqoto.[3]

Bayoolaji iyo jinsi wax ka badal

Caafimaadka wax ka badal

Dhaqanka wax ka badal

labiska wax ka badal

tixraac wax ka badal

  1. Mosby. Elsevier Health Sciences. p. 1453. ISBN 978-0323066044 https://books.google.com/books?id=_QGaoiFCIDMC&pg=PA1453.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Venes D. F.A. Davis. p. 2539. ISBN 978-0803659407 https://books.google.com/books?id=OA37DQAAQBAJ&pg=PA2539.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Sidee Bay Noloshu Ahayd Bilowgii?