Wikipedia:Maamulka/Qaybinta hawlaha

Qaybinta hawlaha
Hagaajinta bogga

Tirtiris

Waardiye


Sawiro


Ogaysiiska Maamulka

Wararka | Farsamo | Luqad

Boggaan waa bog gaar u ah maamulka si qaybinta hawlaha waxaa laga rabaa in ay dammaanad qaadaan soo gudbinta dhamaan hawlaha Insaykolabediyaha. Ahmiyadda qaybinta hawlaha waxa ay ka dhalatay khibradda mid ka mid ah maamulka hawl aan asiga ku koobnayn, haddii ay u suurtowdo in uu la talin ka qaato arrimaha ku saabsan qodobada la doonayo in wax laga qabto.

Hawlaha halkaan waxaa loogu qaybiyaa laba qaybood:

  • Hawlo qasab ah: Waa hawlaha laga doonayo Maamulaha in uu qabto sababtoo ah asiga ayaa awood u leh qof kale ma awoodo ee isticmaalayaasha ah in ay qabtaan sabab la xiriirta iyaga oo aan lahayn awood ama sabab la xiriirta habka Insaykolabeediya.
  • Hawlo iskaa ah:Waa hawlaha ay dhamaan isticmaalayaasha qaban karaan, laakiin ay dhiirri galinayaan maamullada in gacan lagasiiyo maxaa yeelay inta badan wax ay noqdaan kuwa kala macaamila isticmaalayaal kale.

Dhammaan maamuleyaasha waxaa laga rabaa ku qorista magacooda hawlaha laasimka ah. Waxaa sidoo kale wanaagsan in uu isku qoro maamulaha magaciisa hawsha ama in ka badan hawlaha iskaaga ah.

Haddii uu arko wax dhib ah ama ay culays ku noqoto mid ka mid ah hawlaha, waxa uu usoo celin karaa kuwa ka masuulka ah hawlahaas si uu wax uga waydiiyo.

Waxaa loo baahanyahay in la ogaado in aan lagu qorin magaca maamulaha macnaheedu maaha in laga cafiyay hawlaha laasimka ah maxaa yeelay hawshaasi waa mid isku xiran mana ahan mid ka madax bannaan, bogaan waxaa loola jeedaa midaynta dadaalka.

Waa lagu hordhin karaa boggaa hadba baahida Insaykolobeediyaha. Liiska Magacyada

Hawlo laasim ah wax ka badal

La socodka tirtirista degdegga ah wax ka badal

Wadahadal tirtiris wax ka badal

La socodka goobta wax ka badal


La socodka Arrimaha Farsamada wax ka badal


Hawlo iskeed ah wax ka badal

Dabgalka bogagga cusub wax ka badal

Hagaajinta Bogga Hore wax ka badal


Eeg sidoo kale wax ka badal