Wikipedia:Ogaysiiska Maamulka

Boggaan wuxuu gaar u yahay bedeleda in uu wax ka qabto Maamulka. ogaysiinta maamulada dhowr qaybood ayuu u qabsanyahay. Waxaana loola jeedaa ilaalinta bogaga lagu ciyaaray, iyo codsiyada kasaarista waardiyeenta marka loo baahdo in wax laga qabto. qaybta kajoojinta codsiyada gudagalayaasha (Kuwa qoran ama aan diiwaanka ku jirin) bedelka taasoo ah macnaheeda in uu ku ciyaarayo, marmar sidoo kale waa laga saaraa ilaalinta marka loo baahdo (Sidoo kale eeg Awood gaara). Qaybta dib usoo celinta si loo codsado soo celinta bogga marka la tirtiro kadib haddii aanuu jirin sabab diidaysa.

Waardiye
Codsiga waardiyaha qaar kamid ah bogagga ama kasaari waardiyaha. aqri Xeerka waardiyaha

Codsiga waardiyaha Codsiga Kasaarista Waardiyaha

Kaydka  
Goobta Maamullada  
 

Waardiye

Waardiye: Bogga Hore (Maxa ku jira · Taariikh · Log · Waardiye) wax ka badal

Waardiye: Soomaaliya (Maxa ku jira · Taariikh · Log · Waardiye) wax ka badal

Waa iska tijaabo--Abshirdheere (talk) 18:51, 21 Abriil 2014 (UTC)[reply]

Kasaarista waardiyaha

Kasaaris Waardiye: Bogga Hore (Maxa ku jira · Taariikh · Log · Waardiye) wax ka badal


Tallo Bixin wax ka badal

Asc walaal, salaan qaali ah ka dib waxaan rajaynayaa inaad fiican tahay. Soomaalidu waxay horey u tidhi "Gacmo wadajir ayay wax ku gooyaan!" taasi oo macnaheedu yahay inaan dhamaanteen hadii aan iskaashano horumar gaadhayno. Ma rabo inaan hadal dheer iyo gubaabo halkan ku qoro; murtida hadalkeygu waa aan wada tashano oo markiiba hal talaabo wada qaadno dhamaanteen. Waad aragtey afar qof ayaan meeshan ku soo galnaa, mid kastana wax ayuu si gaar ah u qoraa; markaa aan bal hal jiho u wada jeesano, oo hal "ciwaan" culeyska saarno. Aan iscaawino oo wax isbarno ama kala faa'iideysano.
Mudane Abshirdheere, Kali duul iyo Dalsoor waxaan si sharaf leh idiinka codsanayaa inaan afarteenani isku jiho noqono oo wada tashano ee maxay idinla tahay?
Su'aal: ciwaankee ayaad jeceshahay inaan balaadhino bishan? Sida: Soomaaliya, Turkiga, Afrika, Islaamka iwm.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 07:09, 4 Oktoobar 2016 (UTC)

.

Abshirdheere, Kali_duul, Dalsoore waan idin salaamay. Waxaan codsanayaa inaad iga caawisaan balaadhinta mashruucyadan:

Dad Soomaali ah ayaan nahay, aan mudnaanta siino Maqaalada ku saabsan Soomaaliya iyo Dadka Soomaalida.
Mahadsanid, Ismail4all (talk)

Warsan iyo Gudoon wax ka badal

Inkastoo aan baryahaan yara mashquulay hadana hada waan soo noqday, Ismail4all waa talo wax ku ool taladaadu, ee xageen ku wada hadalnaa goormaanse ballanaa, anigu diyaar baan ahaye. --Kali duul (talk) 08:29, 13 Oktoobar 2016 (UTC)[reply]

Mudane Kali duul, waan ku faraxsanahay inaan isku aragti nahay. Wax badan ayaa qabyo ah, markaa waxaan ku bilaabaynaa inaan balaadhino qoraalada ku saabsan Soomaaliya. Maqaaladan waxay ka mid yihiin bogaga u baahan samaynta iyo balaadhinta:
Fikrad, tallo iyo su'aal intaba waan soo dhowaynayaa. Fadlan fariimahaaga iigu reeb Bogayga Wadahadalka. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 02:53, 15 Oktoobar 2016 (UTC)[reply]

Improved search in deleted pages archive wax ka badal

Please help translate to your language

During Wikimedia Hackathon 2016, the Discovery team worked on one of the items on the 2015 community wishlist, namely enabling searching the archive of deleted pages. This feature is now ready for production deployment, and will be enabled on all wikis, except Wikidata.

Right now, the feature is behind a feature flag - to use it on your wiki, please go to the Special:Undelete page, and add &fuzzy=1 to the URL, like this: https://test.wikipedia.org/w/index.php?title=Special%3AUndelete&fuzzy=1. Then search for the pages you're interested in. There should be more results than before, due to using ElasticSearch indexing (via the CirrusSearch extension).

We plan to enable this improved search by default on all wikis soon (around August 1, 2017). If you have any objections to this - please raise them with the Discovery team via email or on this announcement's discussion page. Like most Mediawiki configuration parameters, the functionality can be configured per wiki. Once the improved search becomes the default, you can still access the old mode using &fuzzy=0 in the URL, like this: https://test.wikipedia.org/w/index.php?title=Special%3AUndelete&fuzzy=0

Please note that since Special:Undelete is an admin-only feature, this search capability is also only accessible to wiki admins.

Thank you! CKoerner (WMF) (talk) 18:40, 25 Luuliyo 2017 (UTC)

I need help reviewing a Global RFC wax ka badal

Dear admins, I am preparing a Global Request for Comments about financial support for admins that might be relevant for you .

Can you please review the draft and give me some feedback about how to improve it? Thank you.

MassMessage sent by Micru on 18:00, 7 Juun 2018 (UTC)[reply]

New Wikimedia password policy and requirements wax ka badal

CKoerner (WMF) (talk) 21:21, 6 Diseembar 2018 (UTC)[reply]

New special page to fight spam wax ka badal

Please help translate to your language

Hello, We are replacing most of the functionalities of MediaWiki:Spam-blacklist with a new special page called Special:BlockedExternalDomains. In this special page, admins can simply add a domain and notes on the block (usually reasoning and/or link to a discussion) and the added domain would automatically be blocked to be linked in Wikis anymore (including its subdomains). Content of this list is stored in MediaWiki:BlockedExternalDomains.json. You can see w:fa:Special:BlockedExternalDomains as an example. Check the phabricator ticket for more information.

This would make fighting spam easier and safer without needing to know regex or accidentally breaking wikis while also addressing the need to have some notes next to each domain on why it’s blocked. It would also make the list of blocked domains searchable and would make editing Wikis in general faster by optimizing matching links added against the blocked list in every edit (see phab:T337431#8936498 for some measurements).

If you want to migrate your entries in MediaWiki:Spam-blacklist, there is a python script in phab:P49299 that would produce contents of MediaWiki:Spam-blacklist and MediaWiki:BlockedExternalDomains.json for you automatically migrating off simple regex cases.

Note that this new feature doesn’t support regex (for complex cases) nor URL paths matching. Also it doesn’t support bypass by spam whitelist. For those, please either keep using MediaWiki:Spam-blacklist or switch to an abuse filter if possible. And adding a link to the list might take up to five minutes to be fully in effect (due to server-side caching, this is already the case with the old system) and admins and bots automatically bypass the blocked list.

Let me know if you have any questions or encounter any issues. Happy editing. Amir (talk) 09:41, 19 Juun 2023 (UTC)[reply]