Wabiga Shabeelle
Webi Ku yaala Bariga Afrika
(Waxaa laga soo toosiyay Webi Shabeelle)
Coordinates: 7°13′12″N 39°27′59″E / 7.2201°N 39.4665°E
Wabiga Shabeelle (Af Ingiriis : Shebelle River; Af-Taliyaani : Uebi Scebeli) waa webi ka soo bilaabma deegaanada sare ee Itoobiya ee goobaha Ogadenia, kaasi oo dhexmara koonfurbari wadanka Soomaaliya ilaa uu ka gaadho badda Soomaaliyeed oo uu ku dhamaado.
Wabiga Shabeelle | |
---|---|
Country | Itoobiya, Soomaaliya |
Basin | |
Main source | u dhow 7°13′12″N 39°27′59″E / 7.2201°N 39.4665°E |
River mouth | inta ugu badan garab socda Wabiga Jubba 0°09′57″N 42°46′22″E / 0.1659°N 42.7727°ECoordinates: 0°09′57″N 42°46′22″E / 0.1659°N 42.7727°E{{#coordinates:}}: cannot have more than one primary tag per page |
Intaas waxaa dheer in webigani ka soo burqada dhulka sare buuraleyda wadanka itoobiya isagoo soo aadka koofur bari soomaaliya,aa wabiga ugu dheer dalka Soomaaliya wuxuuna dhaxmaraa gobolada Hiiraan Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Dhulalka uu maro waxay caan ku yihiin dhulbeereedka.
Webiga Shabeelle dhererkiisu wuxuu gaaraa ilaa 1500 km. Wuxuuna maraa magaalooyin farabadan oo dalka Soomaaliya kamid ah.