Awdheegle

Awdheegle waa degmo ka tirsan degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose waxey caan ku tahay dhul beeraadka.iyo wax soo saarka Degmada Awdheegle waxaa dago Beesha Begediga qeybaheeda kala duwan sida quriile quraabane abaasaad abaa abaa iyo abaajibil dhamaantoodaba waa dad ahlu diin ah, muruqooda maalato ah nabadda iyo deris wanaagga aad u tixgelisa. Ka hor dawladii kacaanka shacbiga umada soomaaliyeed ee maxamed siyaad bare awdheegle waxeey ka mid aheed meelaha daqliga dawaladiisa kasoo gali jirtay waxeeyna ahayd dhulalka qudaarta inta badan laga dhoofin jiray dalkeena soomaaliya aadna uqeyraadsanaa wax soo sarkiisa xitaa la isku dayay in shidaal laga qodo iyo macdano qaali kadibna suurta galiweyday arintaasi shacabkiina diidan.

Awdheegle
Wadan  Soomaaliya
Gobol Shabeellaha Hoose
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)


Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose Calanka Soomaaliya
Afgooye · Awdheegle · Baraawe · Kurtunwaarey · Marka · Qoriyooley · Sablaale · Wanlaweyn

Begedi waxay ka mid yihiin beel weynta aw Digil , wuxuuna ukala baxaya ilaa 5 jufooyin waa weyn sida

1- Abaasaad

2- abaajibil ( bariire district )

3-Quriile

4- Quraabane

5) abaa abaa