Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga Soomaaliya

Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga (Af Ingiriis : Ministry of Natural Resources) waa wasaarada maamusha kheyraadka dabiiciga ah ee wadanka Soomaaliya.[1] 17kii Janaayo 2014, Ra'iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa wuxuu wasaarada ku mideeyay Wasaarada Beeraha iyo Macdanta Qeyriin, Wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Bada, Wasaarada Deegaanka iyo Xoolaha, iyo Wasaarada Awooda iyo Biyaha, kuwaasi oo dhamaantood hoos keenay Wasaarada Kheyraadka Dabiiciga.[2]

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga
Warbixin Wasaarada
Hoos-tegtaSoomaaliya
Xarunta
sare
Boondheere, Banaadir, Muqdisho Soomaaliya

Coordinates: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Waaxda Fulinta
  • Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Kheyraadka Dabiiciga
MaamulkaGolaha Wasiirada Soomaaliya

Habka iyo Nidaamka Wasaarada

  • Wasiirka Kheyraadka Dabiiciga
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Qorsheynta
        • Xafiiska Baddaha iyo Kheyraadka Badda
      • Wakaalada Biyaha
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. . 4 November 2012 http://allafrica.com/stories/201211050009.html. Soo qaatay 5 November 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. http://www.hiiraan.com/news4/2014/Jan/52907/somali_prime_minister_unveiled_his_55_member_cabinet.aspx. Soo qaatay 1 May 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)