Wadoweyn (Af Ingiriis : highway) sidoo kale loo yaqaano Jidweyne, waa wado dadka ka dhexeysa taasi oo loo isticmaalo socdaalka. Wadooyinka waaweyn waxay ka samaysan yihiin dhowr haad (qaarkood ilaa 10 haad) oo u kala socda labo jiho oo lid isku ah. Inta ugu badan wadooyinka waaweyn waxay ka xidhan yihiin dadka lugeynaya, baaskiiladaha iyo aqalada si loo ilaaliyo amniga dadka. Sidoo kale waxay leeyihiin meelo loo isticmaalo nasiimada iyo xaaladaha degdega ah. Dhinaca kale, wadooyinka waaweyn waxay isku xidhaan deegaano badan oo kala duwan.

Jidka Dukhan Highway ee dhexmara Dooxa iyo Dukhan, wadanka Qatar.
Jidka M-185
ee dhexmara Mishigaan, wadanka Maraykanka

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Tixraax