Dooxa
Dooxa (Af Carabi : ar, ad-Dawḥa ama ad-Dōḥa, sidoo kale lagu naaneyso: "geed weyne"[2]) waa caasimada iyo magaalada ugu dadka badan ee wadanka Qatar. Caasimada Dooxa waxaa ku dhaqan dad aad u badan oo lagu qiyaasay 956,460 kuwaasi oo ku dhaqan caasimada iyo nawaaxigeeda.[1]
Dooxa الدوحة ad-Dawḥa | |
---|---|
Meesha ay kaga taalo wadanka Qatar. | |
Wadan | Qatar |
Maamul degmo | Ad Dawhah |
La aasasay | 1825 |
Area | 132 km2 (51 sq mi) |
Tirada dadka (2015)[1] | |
• Caasimad | 956,460 |
• Cufnaanta dadka | 7,200/km2 (19,000/sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+3 (AST) |
Magaaladu waxay hoy u tahay Jaamacadda Qatar iyo xarun ka mid ah dugsiga ganacsiga ee HEC Paris.
Sido kale fiiri
wax ka badal- ↑ 1.0 1.1 . Gulf Times. 20 October 2015 http://www.gulf-times.com/qatar/178/details/459624/doha-municipality-accounts-for-40%25-of-qatar-population. Soo qaatay 23 October 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Fahmy, Heba (4 April 2015). Doha News http://dohanews.co/whats-in-a-name-the-meanings-of-qatar-districts-explained/. Soo qaatay 6 April 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)