Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka
(Waxaa laga soo toosiyay WIPO)
- Boga "WIPO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka (Af Ingiriis : World Intellectual Property Organization, loo soo gaabiyo: WIPO; Af Carabi : ar) waa xubin ka mid ah 17ka wakiil khaas ee gaarka u ah Ururka Qaramada Midoobay.
Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka World Intellectual Property Organization Organisation mondiale de la propriété intellectuelle (Af-Faransiis) | |
Loo soo gaabiyo | WIPO, OMPI |
---|---|
Samaysmay | Luulyo 14, 1967 |
Nooca | Wakiil khaas |
Sharciga | Shaqaysa hasa |
Fadhiga | Jeniifa, Switzerland |
Hogaanka | Gudoomiyaha WIPO Francis Gurry |
Website | www.wipo.int |
Ururka WIPO waxaa la aasaasay sanadkii 1967 "si uu u dhiirigeliyo dhaqdhaqaaqa wax-abuuris, taageero garaadka fiican ee waxku soo kordhin kara dhamaan caalamka."[1]
Wakhti xaadirkan waxaa ururka WIPO xubin rasmi ah ka ah 188 wadan,[2] waxayna maamushaa 26 heshiis oo caalami ah,[3] waxaana xarunta sare ku leedahay magaalada Jeniifa, wadanka Iswisarland.
Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal
Ku saabsan Qaramada Midoobay wax ka badal
Linkiyo Kale wax ka badal
Tixraac wax ka badal
- ↑ "Nuqul Archive". Wipo.int. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Shanaad 11, 2012. Soo qaatay Bisha Tobnaad 6, 2015. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|access-date=, |archive-date=
(caawin) - ↑ WIPO. Wipo.int http://www.wipo.int/members/en/. Soo qaatay 2014-12-20. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ WIPO. Wipo.int http://www.wipo.int/treaties/en/. Soo qaatay 2013-10-18. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |