Kani waa maqaal ku saabsan caqliga.
Boga "Garaad" halkan aya laga soo toosiyay


Caqli (Af Ingiriis : intelligence; Af Carabi : ar‎) waxaa loo sharaxay noocyo badan kuwaasi waxaa sal u ah in caqligu yahay tayada qof ee fahanka, garaadka, xalinta, xasuusta, ogaanshaha, helitaanka, taxadirka, xidhiidhka, wax-barashada, dareenka, qorshaynta, abuurida iyo xalinta dhibaatooyinka. Waxa laga yaabaa ineey qodobada lagu sharaxo caqligu ka badan yahay intani, laakiin guud ahaan dadka iyo xayawaanku weey ku kala duwan yihiin qodobadaas aan kor kusoo sheegnay.

Caqligu wuxuu ka mid yahay mowduucyada ugu badan ee aadka loo darso maanta, sidaas ay tahay weli ma jiraan isku afgarasho caalami ah oo ku saabsan qodobkaasi. Sidoo kale waxaa la darsaa caqliga xayawaanka; waxaa iyadna jirta Caqliyeda Khiyaaliga oo ah aaladaha dadku sameeyeen sida softwareka, koombuyuterka iwm.


Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Horjeeda wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: