Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay

(Waxaa laga soo toosiyay UNDG)
Boga "UNDG" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Development Group, loo soo gaabiyo: UNDG) waa koox ka mid ah wakiilada Ururka Qaramada Midoobay taasi oo hoostegta Xafiiska Xoghaynta Qaramada Modoobay. Ururkan oo la aasaasay sanadkii 1997 ayaa hadafkiisu yahay inuu horumariyo iyo ka shaqeeyo horumarinta adeega Qaramada Midoobay u qabato wadanada caalamka.

Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay
Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay
United Nations Development Group
Loo soo gaabiyoUNDG
Samaysmay1997
NoocaKoox
SharcigaShaqaysa hada
Hogaanka
Helen Clark
Ururka leh
ECOSOC
Websitewww.undg.org

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Ku saabsan Qaramada Midoobay wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal


Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: