Waaxda Sharciga Ganacsiga Caalamiga Qaramada Midoobay
(Waxaa laga soo toosiyay UNCITAL)
- Boga "UNCITRAL" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Waaxda Sharciga Ganacsiga Caalamiga Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Commission on International Trade Law, loo soo gaabiyo: (UNCITRAL)) waa urur ay aasaastay Golaha Sare ee Qaramada Midoobay 17 Diisamber 1966 si u horumariso xidhiidhka iyo midnimada sharciga ganacsiga caalami.
Ururka UNCITRAL waxay shaqadeeda ku soo bandhigtaa shir sanadle ah oo ay ku qabato caasimada New York cariga Maraykanka.
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalKu saabsan Qaramada Midoobay
wax ka badalLinkiyo Kale
wax ka badal- UNCITRAL Official website
- What's new at UNCITRAL? Blog
- UN Arbitration, Recognition and Enforcement Archived Agoosto 21, 2015 // Wayback Machine
Tixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |