Badweyn Qaramada Midoobay

(Waxaa laga soo toosiyay UNCITRAL)
Boga "UN-Oceans" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Badweynta Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations-Oceans, loo soo gaabiyo: UN-Oceans) mararka qaar loo soo gaabiyo UN-O waa wakaalad xidhiidhisa Qaramada Midoobay iyo bulshada caalamka, isla markaana ilaalisa badweynta (iyo badah) iyo xeebaha dhammaan aduunka. Sidoo kale ururkani wuxuu qayb ka yahay sharciyeynta xadadka badaha iyo ilaalada xadadka badaha caalami een la kala lahayn.

Badweyn Qaramada Midoobay
Badweynta Qaramada Midoobay
United Nations-Oceans
Loo soo gaabiyoUN-Oceans
SamaysmaySebtember 2003
NoocaXidhiidhin iyi Ilaalo guud
SharcigaShaqaysa hada
Hogaanka
Dr Andrew Hudson Xidhiidhiyaha UN-Oceans
Ururka leh
Qaramada Midoobay
WebsiteUN-Oceans Website

Ururka UN-Oceans waxaa si rasmi ah loo sameeyay bishii Sebtember 2003.

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Ku saabsan Qaramada Midoobay wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: