Tutsi

qowmiyad ka soo jeeda gobolka harooyinka waaweyn ee Afrika

Tutsi (Af Ingiriis : Tutsi Af Carabi : ar‎) waa dadyow ku nool Geeska iyo dhwxda Afrika waxay aad u joogaanRuwanda> iyo Burundi, waa mid ka mida dhinacyadii isku haystay burundi ee isir sooca adeegsan jiray. dhinaca kale wxuu ahaa Huutuuga.

Dad Tutsi ah

Tutsiga tiradoo waxaa lagu qiyaasaa 2.5 milyan , ruwaandha waxay ka yihiin  %15 meeshaa huutuugu yahay %85, waxaa aad loo xasuuqay dagaalada isir nacayka ah ee sagaashamaadkii ka dhacay wadanka ruwanda.

Sidoo kale eeg wax ka badal

Xigasho= wax ka badal