Tukaraq waa degaan ka tirsan gobolka Sool ee wadanka SSC-Khatumo Somalia. Tukaraq waxay dhacdaa 32 kilomitir waqooyiga magaalada Boocame. Degaanka Tukaraq waxa ku dhaqan beelwaynta Xasan Ugaas iyo Qayaad ee reer darawiish.

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal